Xuutiyiinta Yemen oo lagu eedeeyey iney ku kaceen fal bani’aadam-nimada ka baxsan

Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa ku eedeysay fallaagada Xuutiyiinta Yemen inay leexsadaan cunnada gargaarka ah ee ay sida weyn ugu baahan yihiin  shacabka macluulsan ee ku nool deegaannada ay ka taliso. Dadka rayidka ah ee ku nool caasimadda Sanca ayaan helin cunnada gargaarka ah ee loogu talagalay sida lagu ogaaday Xog ururin ay samaysay WFP. … Continue reading Xuutiyiinta Yemen oo lagu eedeeyey iney ku kaceen fal bani’aadam-nimada ka baxsan